Xukuumada Somaliland oo Magaalada Boorama Ka Daah-furtay Mashruuc Dib Loogu Kaabayo Dadkii Duufaantu Saamaysay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Magaalada Boorama Ka Daah-furtay Mashruuc Dib Loogu Kaabayo Dadkii Duufaantu Saamaysay
September 5, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland oo ay weheliyaan wasiirada wasaaradaha Qorshaynta, Waxbarashada iyo wasiir ku-xigeenka wasaarada Caafimaadka ayaa waxa ay magaalada Boorama ka daah-fureen mashruuc dib loogu kaabayo dadkii ay waxyeeladu ka soo gaadhay duufaantii Sagar ee ku dhufatay xeebaha gobolada waqooyiga Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS