|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ku Fashilantay In Ay Maanta La Wareegto Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera
September 9, 2018 - Written by Reporter:Berbera (WJN)- Iyadoo maanta ay ku beegnayd maalintii xukuumadu u qorshaysay in ay gacanta dawlada dib ugu soo celiso kaydka haamaha shidaalka Berbera oo ay gacanta ku hayeen shirkado ganacsi oo si gaar loo leeyahay, ayaa waxaa maanta gaadhay magaalada Berbera Wafti ka socda xukuumada oo ka kooban xubno wasiiro ah oo uu ka mid yahay masuulkii dhawaan madaxweyne Muuse Biixi u soo magacaabay haamaha kaydka shidaalka Berbera. Waftigan xukuumada ka socda ayaa markii ay gaadheen kaydka haamaha waxa ay ku guul daraysteen in gacanta dawlada dib ugu soo celiyaan kaydka haamaha shidaalka Berbera iyadoo ay goobta ka maqnaayeen shirkadihii ku midoobay kaydka haamaha shidaalka Berbera
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/bbP2oD5vRdE
Related posts:DAAWO;-Qaarkamida Saraakiishii SNM Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Iyo fariinta Ay Shacabka Udireen! Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Ka Hadlay Kulankii Saaka Dhex Maray Sadexda Xisbi Qaran Iyo Ra,ayigiisa In D... falanqaynta Wasiiradii Iyo Taliyayaashii Xilka Uu Ka Qaaday Madaxwayne Siilaanyo Mudo Xileedkiisii X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|