|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Eedo Culus U Jeediyay Wasaarada Waxbarashada Somaliland
September 29, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed “Dahab” oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaidka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadley deeq waxbarsho oo ay heshay Somalilan, Isagoo wasaarada waxbarshada ku eedeeyay inay deeqdaasi waxbarasho ay ka reebtay gobolada Sanaag iyo Sool taas badal keedana ay ka faa,idaysatay maaulka Puntland oo ay deeq waxbarasho siisay ardayda ka soo jeeda goboladaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Taageeray Mooshinka Maayarada Xilka Lagaga Qaadi Karo Halkan Ka Daawo-Mid Kamida Beelaha Dega Gobolka Gabiley Oo Maanta 10 Baabuur iyo 10 Xafiis Ku Wareej... Wasiirka Maalgashiga Jsl Oo Kormeeray Mashaariic Waawayn Oo Shirkada Oomaar Ka Hirgalisay Magaalada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|