|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Jsl Oo Shaaciyay Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Natiijada Imtixaanka.
September 8, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Somaliland, Daa’uud Axmed Faarax ayaa waxaa uu ku dhawaaqay xiliga la shaacin doono imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyadda Somaliland. Sidoo kale Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka qaranka ayaa waxa uu sheegay in ay imtixaanaadka u fadhiisteen sannadkan arday ku dhow 30,000 oo arday, isaga oo sidoo kale fariin u diray waalidiintii ardaydii laga ururiyey Mobilada oo uu sheegay in ay qaar badan oo kamid ahi ay weli daba socdaan Mobiladaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/B3Y5HmOZygQ
Related posts: DAAWO; Madaxdhaqameedka Bulshada Masallaha Degan Oo Ka Gadooday Dhul Ciidanka Qaranku Dayreen. Baaq... 50 qof oo la gudoonsiiyay abaalmarinta sanadka 2018 ee (SOMALILAND AWARDS) iyo xubno xukuumada ka ti... DAAWO;-Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Mar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|