|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Jsl Oo Shaaciyay Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Natiijada Imtixaanka.
September 8, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Somaliland, Daa’uud Axmed Faarax ayaa waxaa uu ku dhawaaqay xiliga la shaacin doono imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyadda Somaliland. Sidoo kale Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka qaranka ayaa waxa uu sheegay in ay imtixaanaadka u fadhiisteen sannadkan arday ku dhow 30,000 oo arday, isaga oo sidoo kale fariin u diray waalidiintii ardaydii laga ururiyey Mobilada oo uu sheegay in ay qaar badan oo kamid ahi ay weli daba socdaan Mobiladaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/B3Y5HmOZygQ
Related posts:Daawo:Jamaal Cali Xuseen Oo Gaadhay Magaalada Burco Iyo Soo Dhawayn Shilis Oo Uu Kala Kulmay Reer Bu... DAAWO;-Wafti Ka Socda Dawlada Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudka Wajaale Iyo Ujeedada S... Dawlada Sucuudiga Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday In Ay Soo Galaan Muwaadiniinta 20 Dal Iyo Sobobta! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|