Tog Wajaale (WJN)- Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga Somaliland Xasan Gaafaadhi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa waxa ay maanta kormeer ku tageen Suuqa Xoolaha ee magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka