Hargeysa (WJN)- Wasaarada shaqo gelinta iyo arrimaha bulshada Somaliland Hinda Jaamac Xirsi Gaani ayaa waxa ay Madaxweyne Muuse Biixi iyo labada gole uga mahad celisay ansixinta xeerka tacadiga jinsiga.
Halkan hoose ka daawo muuqalka