|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Qorshaynta oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadalo Ka Soo Yeedhay Maayarka Burco, Soona Bandhigay Qorshaha Sanduuqa SDF
September 1, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada qorshaynta Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac ayaa waxa uu si adag uga jawaabay hadalo ka soo yeedhay maayarka magaalada Burco oo ku saabsanaa in gobolka Togdheer laga joojiyay mashruuca ay Hay”adda SDF maal galiso ee dhinaca biyaha ah. Sidoo kale wasiirka wasaarada qorshaynta Somaliland ayaa waxa uu soo bandhigay qorshaha sanduuqa Hay”adda SDF.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/LgoeBH4l5KU Related posts:Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Soo Kormeeray Goobaha Ay Diwaangalintu Ka Socoto Ee Gobolka Togdheer. DAAWO;-Madax-dhaqameedka Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudida Covid19, Kuna B... DAAWO;-Telefishanka Dalka Sweden Oo Qaadaadhigay Somaliland Iyo Barnaamij Cajiibka Oo Uu Ka Diyaariy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|