|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Shaaciyey inay Soo Bandhigayaan Dakhli Ka Badan Kii La Qorsheeyey 2018
September 13, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa waxa uu markii ugu horeysay uu shaaciyay in dakhliga soo galay sanadkan wasaarada maaliyada uu ka badan yahay dakhligii sanadkii tagay ee 2017-ka Sidoo kale Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada ayaa waxa kale oo uu sheegay in ay soo bandhigayaan dakhligii sanadkan 2018-ka soo galay wasaarada maaliyada iyo sida uu uga soo kala galay gobolada dalka iyo degmooyinka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Haweenka Gobolka Gabiley Iyo Ehelada Aare Saleebaan Oo Ka Hadlay Xadhigiisa Iyo Fariinta Ay Udireen ... Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Cabdiraxman (Ciro) Ayaa Ka Hadlay kulanka Ay Wada... Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Dib Udhis Ku Samaynaysa Dugsiga 18may Ee Xaafada Jig Jiga Yar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|