|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Gaadhay Magaalada Boorama
September 17, 2018 - Written by Reporter:Borama (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa waxa uu maanta gaadhay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, Isagoo u kuur galay halka ay marayso hashii diwaan gelinta hantida ma-guurtada ee dawlada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|