Gabiley (WJN)- Wasiirka horumarinta Caafimaadka Somaliland oo maanta soo gaadhay magaalada Gabiley ayaa waxa u kuur galay xaalada Caafimaad ee Cisbitaalada Gabiley sida Cisbitaalka guud, Cisbitaalka Dhimirka iyo Cisbitaalka Tiibiida.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka