Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Saldhigyo Laga Hir Geliyay Magaalada Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Saldhigyo Laga Hir Geliyay Magaalada Laascaanood
September 12, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan Wasiirka wasaarada Waxbarashada, gudoomiyaha golaha Wakiilada iyo maamulka gobolka Sool ayaa waxa ay si rasmi ah xadhiga uga jareen saldhigyo boolis oo laga hir geliyay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS