|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Kormeeray Goobo Ay Xukuumadu Ka Hir Gelisay Laascaanood
September 18, 2018 - Written by Reporter:Laascaanood (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maalmihii u danbeeyay magaalada Laascaanood u joogay nabadaynta beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool, ayaa waxa uu kormeeray goobaha kala duwan ee xukuumadu ka hirgelisay magaalada Laascaanood. Dhinaca kale Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa waxa uu booqday xarunta dawlada hoose ee Laascaanood isagoona kulan la qaatay Xildhibaanada golaha deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Xoghayaha Dawlada Hoose Magaalada Tog Wajaale Oo Ka War Bixiyay Qorshe Lagu Dhiraynayo Magaa... Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Somaliland oo Soo Gabagabeysay Shirka Kahortaga Tacadiyada Haw... Suldaan Siciid Ducaale Oo Xabad Joojin Ugu Baaqay Beelaha Deegaanka fadhi Gaab, Eedo Culusna Ujeediy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|