|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Maaliyada oo Tobabar Ku Saabsan Habka Cashuur Qaadista U Qabatay Shaqaalaha Kastamada Ee Saylac
September 28, 2018 - Written by Reporter:Saylac (WJN)- Shaqaalaha Waxaaha kastimada ee degmada Saylac ayaa waxaa loo qabtay Tobabar ku saabsan u gurida habka Cashuur qaadista caalamiga ah ee ay ku shaqeeyaan Kastamada Dunidu. Tobabarkan oo ay bixinayso Hay”adda POM oo ay wada shaqayn leeyihiin wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa waxa ka soo qayb galay Ciidamada ilaalada cashuuraha, Maamulka Kastamka Saylac, Shaqaalaha kastamada, Shaqaalaha laanta socdaalka iyo Ganacsato.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:War Cusub Ujeedada Kulan Uu Maanta Iskugu Yeedhay Madaxweyne Muuse Maayirada Dalka iyo Rajada Mooshi... Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Ardayda Ee Gudubtay Imti... Mala fahmay Intuu Madaxwayne Siiraanyo Xilka Hayay Dhibaatooyinka Ka Dhacay Dalka Ee Aanu Lasocon In... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|