War Deg Deg Ah: Xisbiga Kulmiye Oo Xilkii Ka Qaaday Jamac Shabeel Iyo Qodobada Ay U Cuskadeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Xisbiga Kulmiye Oo Xilkii Ka Qaaday Jamac Shabeel Iyo Qodobada Ay U Cuskadeen
September 30, 2018 - Written by Wariye:

Hargaysa(WJN):Xisbiga kulmiye ayaa xilkii ka qaaday Jamac Sahabeel oo ahaa gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga talada dalka haya ee kulmiye kadib markii ay masuuliyiin ka tirsan xisbiga soo kala dhax galay khilaaf xooga.

halkan ka arkhriso warqada xilka qaadista Gudoomiye Jamac Shabeel

 

JAMAC

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS