Laascaanood (WJN)- Wafti balaadhan oo ka socda wasaarada Hawlaha guud iyo Guryaynta Somaliland oo u socda diwaan gelinaya hantida danta guud ayaa waxa ay gaadheen xarunta gobolka Sool ee Laascaanood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka