|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Warshadleyda Somaliland oo Cabasho Ka Muujiyay Wareegtadii Madaxweynuhu Kaga Joojiyaya Cashuur Dhaafka
September 3, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Ururka warshadleyda Somaliland ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujiyeen wareegto uu dhawaan Madaxweyne Muuse Bixii kaga joojiyay cashuur dhaafkii Xukuumadii hore u samaysay. Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Ururka Warshadleyda iyo Ganacsato ka tirsan warshadleyda dalka ayaa waxa ay sheegeen in aanay Xukuumadu doonayn in ay kobciso Warshadaha dalka, Balse ay door bidayso in dalka dibadiisa ay ka keento alaabooyinka ay hayaan ee ay ku sameeyaan gudaha dalka. Gudoomiyaha Ururka Warshadleyda Somaliland Maxamed Sheekh Cumar ayaa ugu horayn ka hadley kulankan, waxaanu fariin adag u diray Madaxweye Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/qzfJbN8l6f0 Related posts:Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson Oo Ka Hadlay Dabka Ka Kacay Suuqa Waaheen Ee Magaalada H... Xildhibaan Guruuje Oo Sharaxay Khaladaadka Sharci Ee Ku Jira Dacwada Xeer Ilaalintu Ka Gudbisay Gudo... Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Banaan Baxyo Ka Socda Dalka Itoobiya Kadib Dilkii fanaan Caan Ah. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|