|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Warshadleyda Somaliland oo Cabasho Ka Muujiyay Wareegtadii Madaxweynuhu Kaga Joojiyaya Cashuur Dhaafka
September 3, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Ururka warshadleyda Somaliland ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujiyeen wareegto uu dhawaan Madaxweyne Muuse Bixii kaga joojiyay cashuur dhaafkii Xukuumadii hore u samaysay. Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Ururka Warshadleyda iyo Ganacsato ka tirsan warshadleyda dalka ayaa waxa ay sheegeen in aanay Xukuumadu doonayn in ay kobciso Warshadaha dalka, Balse ay door bidayso in dalka dibadiisa ay ka keento alaabooyinka ay hayaan ee ay ku sameeyaan gudaha dalka. Gudoomiyaha Ururka Warshadleyda Somaliland Maxamed Sheekh Cumar ayaa ugu horayn ka hadley kulankan, waxaanu fariin adag u diray Madaxweye Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/qzfJbN8l6f0 Related posts:Toos U Daawo:Ciyaar Xaasaasi ah Oo Final Ah Oo Maanta Garoonka Stadiumka Ku Dhexmarasa Labada Xul ee... Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Digtay Farriimaha Khaldan Ee Laga Faafiyo Ka Hor-tagga Xanuunk... DAAWO; “Saamaynta Badan Ee Ka Muuqata Buuga ‘Miyiga Ilaa Madaxtooyada, Ma Buugaa Leh Mise Shaqsiga Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|