|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiraxmaan Cali Ubaxle oo Madaxweyne Muuse Biixi Uga Digay In Uu Burburiyo Xisbiga Kulmiye
September 28, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cali Ubaxle oo ka mid ahaa masuuliyiintii ugu cad cadaa xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo islamarkaana ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga Kulmiye ayaa waxa uu si adag uga hadley khilaafka ka dhex aloonsan Xisbiga Kulmiye. Cabdiraxmaan Cali Ubaxle ayaa waxaa uu Madaxweyne Muuse Biixi u soo jeediyay in uu dib u eegis ku sameeyo xaalada cakiran ee uu xiligan ku jiro xisbiga Kulmiye. Sidoo kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cali Ubaxle ayaa waxaa uu Madaxweyne Muuse Biixi uga digay in xisbiga Kulmiye uu burburiyo islamarkaana uu ka digtoonaado in xisbiga Kulmiye uu maro wadadii uu maray xisbigii Udub.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Mooshin Ka Dhan Ah Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Ay Wadaan Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Barlamaanka Som... โIsmaaciil Cumar Geelle, Waxa Aan Leeyahay Way Dhamaatay Xilligii DigtaytarnimaduโGudoomiye Faysal C... ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐? COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |