|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkii Lagu Heshiisiinayay Orormada iyo Somalida oo Ka Dhacay Magaalada Diridhaba
September 18, 2018 - Written by Reporter:Diridhaba (WJN)- Magaalada Diridhaba ee dalaka Itoobiya waxaa ka dhacay shir balaadhan oo lagu heshiisiinayo Oromada iyo Soomaalida oo ay colaad ba,ani ka dhaxaysay. Shirka lagu heshiisiinayo Oromada iyo Soomaalida ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar, Jawhar Maxamed oo u dhaq-dhaqaaqa xaquuqda aadanaha, Duqa magaalada Diridhaba, Oday dhaqameed, Ugaaska Beesha Ciise iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo:Cisbitaal Wayn Oo Laga Dhagax Dhigay Magaalada Arabsiyo Iyo Ganacsato Gacan Wayn Ka Gaysatay Ma Biyo La’aan Baa Jirta Mise Dayactir La’aanta Mishiinnada Ceelasha Ayaa Keenaysa Qaylo-dhaanta Xoo... DAAWO; MADAXWAYNAHA JSL OO SHACABKA SOMALILAND IYO GUUD AHAAN SHUCUUBTA ISLAAMKA UGU HAMBALYEEYAY CU... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|