|
|||||
WAJAALE NEWS
Sadex Qof oo Ku Dhintay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa
September 25, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Ugu yaraan saddex qof oo laba ka mid ahi haween yahiin ayaa waxaa ay ku geeriyoodeen shil gaadhi oo ka dhacay duleedka galbeedka ee magaalada Hargeysa. Taliyaha Ciidanka Nabad Galiyada Wadooyinka Somaliland ahna afhayeenka Ciidanka Booliska Faysal Xiis ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay shilkan gaadhi ee sababay dhimashada isagoo sheegay inay baadhayaan waxaa sababay shilkan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/560ACNoJtrQ
Related posts:Guddiga Xalinta Khilaafka Dowladda Dhexe Ee Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada oo Gaadhay Garoowe DAAWO Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Dhawaqii Beesha Caalamka Ee Saaxdheer Si Kululna ... Laba Agaasime Guud Oo Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Dagaal Gacan-kahadal Ahi Dhexmarey, Maxayse Isku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|