|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Boorama oo Si Adag Uga Hadlay Xilka Qaadis Lagu Samaynayo
September 26, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Maayarka Magaalada Borama Maxamed Xuseen Maydhane ayaa waxaa uu si adag uga hadley mooshin la xidhiidha xilkiisa Maayarnimo oo la sheegay in laga qaadaayo waxaana uu sheegay in uu sifo sharci ah xilkaasi ku yimid isla markaana uu sifo sharci ahna kaga tagi doono. Dhinaca kale Maayarka magaalada Boorama Maxamed Xuseen Maydhane ayaa waxaa uu sheegay in aanu is casili doonin hadii cadaadis lagu saaro in uu iscasilo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:War-Deg-Dega:Maayarkii Degmada Xariirad Oo Geeriyooday Iyo Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Ba... Muj Cabdi Ismaaciil Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Deel Qaaf ah Oo Cabdirasaaq Alpha Kula Dul Dha... Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag Oo Xaqiijiyay In Cisbitaalka Ceerigaabo Laga X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|