|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Khaatumo oo Fariin Adag U Diray Xukuumada Somaliland
September 1, 2018 - Written by Reporter:Widh Widh (WJN)- Masuuliyiinta maamulka Khaatumo oo uu ka mid yahay Kayse Cabdi Yuusuf ayaa waxa uu ka dayriyay xaalada magaalada Widh Widh oo aan haysan baahiyihii asaasiga ahaa, waxaana uu fariin adag u diray Xukuumada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|