|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobalka Gabiley oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Xidhiidhka Kala Dhaxeeya Wasaarada Waxbarashada
September 19, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Maamulka gobolka Gabiley ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen xidhiidhka kala dhexeeya Wasaarada Waxbarashada Somaliland. Sidoo kale Maamulka gobolka Gabiley ayaa Waxa ay si wada jir ah fariin ugu direen wasaarada Waxbarashada, Iyagoo sheegay in aanay gobolkan ka shaqaynayn hadii ay Hargeysa ka amar qaadato oo aanay waxka qabanayn gobolka Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Aa28pB1Alpw
Related posts:Maareeyaha Guud Ee DP World Sultan Axmed Bin Sulayem Oo Ereyo Anshaxa Ka Baxsan Ku Weeraray Shacabka... Wasaarada Caafimaadka Oo Shacabka La Wadaagtay Xogta Xanuunka Xumada Oo Dad Badani Ujiifaan Cisbitaa... DAAWO;-Shir Waynihii Technolajiyada Somaliland Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Qodobada Kasoo Baxay! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|