|
|||||
WAJAALE NEWS
Laba Wiil oo Dhalinyaro Ah oo Lagu Dilay Magaalada Boosaaso
September 15, 2018 - Written by Reporter:Boosaaso (WJN) – Wararka naga soo gaaadhaya magaalada Boosaaso ee ee maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa sheegaya in rag hubeysan xalay toogasho ku dileen labo wiil oo dhalinyaro ah meel aan ka fogayn suuqa wayn ee magaalada Boosaaso. Magacyada labada wiil ayaa lagu kala sheegay C/risaaq Xasan Barre (Ceeriin) iyo C/kariin C/qaadir. Related posts:Maamulka Degmada Tog Wajaale Iyo Gudiga Horumrinta Wadooyinka Wajaale Oo Markii U Horaysay Taariikhd... Waa Kuma Odayga Ama Siyaasiga Ka Soo Jeeda Beesha Bariga Burco Ee Maanta Odhanaya Saleebaanow Joog... Faragalinta UN-ka Ee Uu Siilaanyo Ka Qaylinayo Miyaanay Ahayn Tii Markay Haatuf Sii Saadaalisay Uu K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|