Keene iyo kordhiye
Keene . waaryaa kordhiye saaxiib waxa la yidhi qaarbaa la yidhi
Kala doorta ama DIINTA ama DOOLAR dabeedna waxay doorteen
DOOLARKII saaxiib ma dhabbaa.
Kordhiye. Saaxiib warkaasi waa dhab waxaana wakhtigan
Aynu maraynaa waa shiigii waxaana la arki doonaa waxyaabo
Farabadan oo kaaga yaabiya in kastoo immika aan cidiba
Isla yaabin ee la odhanayo waa caadi.
Markaa saaxiib mar haddii doolar lays tuso iimaanka iyo
Damiirka iyo diinta iyo dhaqanka waxaasoo la arkimaayo
Waa beritayno toobad keeniye inoo qaada
Waa mid subxaana-le.
ALLAW NOO SAHAL meel inoo fayoobi ma jirto labadii gole
Iyo xukuumadi way innaga xumaadeen.
Guuleed liibaan
snm1710@livecom