|
|||||
WAJAALE NEWS
Kala doorasho.
September 23, 2018 - Written by Reporter:Keene iyo kordhiye Keene . waaryaa kordhiye saaxiib waxa la yidhi qaarbaa la yidhi Kala doorta ama DIINTA ama DOOLAR dabeedna waxay doorteen DOOLARKII saaxiib ma dhabbaa. Kordhiye. Saaxiib warkaasi waa dhab waxaana wakhtigan Aynu maraynaa waa shiigii waxaana la arki doonaa waxyaabo Farabadan oo kaaga yaabiya in kastoo immika aan cidiba Isla yaabin ee la odhanayo waa caadi. Markaa saaxiib mar haddii doolar lays tuso iimaanka iyo Damiirka iyo diinta iyo dhaqanka waxaasoo la arkimaayo Waa beritayno toobad keeniye inoo qaada Waa mid subxaana-le.
ALLAW NOO SAHAL meel inoo fayoobi ma jirto labadii gole Iyo xukuumadi way innaga xumaadeen. Guuleed liibaan snm1710@livecom
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|