|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudiyo Loo Xulay Shirka Nabadaynta Beelaha Koonfurta Gobolka Sool iyo Amaro La Dul Dhigay Shacabka
September 17, 2018 - Written by Reporter:Laascaanood (WJN)- Shirka nabadaynta Beelaha koonfurta gobollka Sool ee ka socday magaalada Laascaanood ayaa waxa laga soo xulay gudiyo kala duwan oo ka shaqaynaya soo afjarida shaqaaqada u dhaxaysa labada beelood. Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ku dhawaaqay gudida labada dhinac, Isagoo dhinaca kalena ku baaqay in lala shaqeeyo gudiyadaasi, Isagoo amaro culus dul dhigay shacabka deegaankaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/sDtcTmcS294
Related posts:Haweenay Xiisad Yaab Leh Ka Dhex Abuurtay Dalalka Norwey Iyo Imaaraadka Carabta Oo Laga Sii Daayay X... Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Kormeer Ku Tagay Suuqyada Caasimada! Daawo:Caaqilkii Ugu Da,ada Waynaa Gayiga Somalidu Dagto Oo 156 jir ah,Ubadkiisuna Kor U dhaafay 200 ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|