Guddoomiyaha Hay”adda Dhowrista Tayada Somaliland oo Booqday Jaamacada Xanaanada Xoolaha Degmada Sheekh | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Hay”adda Dhowrista Tayada Somaliland oo Booqday Jaamacada Xanaanada Xoolaha Degmada Sheekh
September 30, 2018 - Written by Reporter:

Sheekh (WJN)- Guddoomiyaha Hay”adda dawrista tayada Somaliland Muuse Xasan Xaaaji Yuusuf oo hawlo shaaqo ku jooga degmada Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa waxaa uu booqday Jaamacada Xanaanada Xoolaha degmada Sheekh.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS