|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada oo Si Adag Uga Hadley Khilaafka Xukuumada iyo Ururka Warshadleyda
September 3, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha cusub ee guddida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa waxa uu si adag uga hadley khilaafka soo kala dhex galay Xukuumada iyo Ururka warshadleyda dalka. Guddoomiyaha guddida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa waxa uu sheegay in ay mihiim tahay in la dhiiri geliyo warshadleyda dalka, Isagoo sheegay in sharciga sarayntiisu ay waajib tahay, Islamarkaana xukuumada ugu baaqay in ay ilaaliso.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Madaxweyne Biixi Markuu SNM Ku Biiray, Ninkii Waalidkii Jabuuti Geeyay Si Aan Kacaanku Udhibaatayn, ... Gudoomiyihii Xidigaha Geeska Iyo Qaar Ka Mid Ah Fanaaniinta Oo maanta Lagu xidhay Madaarka Hargeisa Ciidamada Boliska Hargeysa Oo Xidh-xidhay Dhalinyaro Iyo Waalidiin Ku Nool Xaafada Cabbaaye Ee Magaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|