|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland oo Baaq Ka Soo Saaray Beelaha Ku Dagaalamaya Laascaanood
September 9, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ay maanta baaq nabadeed u direen beelaha walaaha ah ee ku dagaalamaya koonfurta gobolka Sool. Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa uu ugu baaqay beelaha dirirtu ka dhaxayso in ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalkaas oo ay heshiyaan waxaanu uu sheegay hadii ay isku tudhi waayaan oo ay is dhawri waayaan aanu qaranku ka xishoonayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Haayada Caafimaadka Aduunka Ee WHO Oo Walaac Ka Muujisay Cudurka EBOLA Oo Dib Ugu Soo Noqday Qaarada... Madaxwaynaha Dalka Jabuuti oo Qaabiley Wafti Uu Hogaaminayay Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada S... DAAWO ; Qoyska Muwaadin Xukuumada Somaliland Hore Ugu Gacan Galisay Dalka Jabuuti Oo Codsi Qiiro... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|