Faa’iidada Oohinta!Qalinkii; Abwaan Cabdikariim Qaamuus, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faa’iidada Oohinta!Qalinkii; Abwaan Cabdikariim Qaamuus,
September 6, 2018 - Written by Editor:
  1. Waxa ay kaa bogsiisaa kadeedka (stress) si dhaqso ah maadaama uu jirka nafisayo wax badan markaad ooydo ka dib
  2. Oohintu waxay hoos u dhigtaa dhiig karka
  3. Oohintu waa hab si la isaga saaro sunta ka sameysanta marki aad murugeysan tahay ama niyad jabsan tahay
  4. Ilmadu waxay sare u qaadaa dareenka qofka taasoo siisa nasasho iyo deganaan badan ka dib marki oohinta ka dhamaato
  5. Oohintu waxa ay Wajiga ka baabi’isaa finanka, haaraha, waxayna ka dhaqdaa make upka

Meelaha ugu fiican ee lagu ooyo;

  1. Sariirtaada dusheeda
  2. Suuliga maadaama cidna aysan ku arkeyn, tuubada qubeyska (shower) furo si aan laguu maqlin
  3. Xeebta ama meel cidla ah
  4. Marki aad Filin jilaysid ama Masrax Riwaayad
  5. Garabka Qof aad ku kalsoon tahay oo aad u Dulqaad badan, kuna sugi kara inta aad oohintaada dhameysanayso.

QALINKII ABWAAN CABDIKARIIM MUXUMED XASAN (QAAMUUSKA)

COMMENTS
LINKS