Dagaal Gacan Ka Hadal Ah oo Dhexmari Gaadhay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Warbaahinta Boorama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dagaal Gacan Ka Hadal Ah oo Dhexmari Gaadhay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Warbaahinta Boorama
September 29, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Dagaal gacan ka hadal ah ayaa dhexmari gaadhay Wasiir ku-xigeenka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye iyo warbaahinta kadib markii ay waxka waydiisay xilka qaadista maayarka Maayarka Boorama iyo in uu golaha deegaanku u afduubnaa maayarka cusub.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS