|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Raysal-wasaaraha Somaliya.
September 22, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland sacad cali shira ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeeshay raysalwasaare kuxigeenka somaliya oo isagu sheegay in madaxda somaliland iyo kuwa somaliya iswaydaarsan karaan safaro ay ku kala tagaan muqdisho iyo hargaysa Sidoo kale wasiir sacad ayaa sheegay in somaliland beesha caalamka u gudbinayso dacwad a dhan ah maamulka somaliya puthland oo mudooyinkii udanbeeyay waday daan daansi iyo faro galin ay ku sameeyeen gudaha somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|