|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Shaaciyay In Ay Joojiyeen Siidhka Dalka Dibadiisa laga Keeno Iyo Raashinka Haayada WFP.
September 1, 2018 - Written by Editor:Tog Wajaale (W,N) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Muumin Seed oo kormeer ku tagay Mashruuc Beereedka Tog Wajaale Ayaa Shaaciyay War ka farxiyay Beeralayda Reer Somaliland, Sidoo kale Wasiir Axmed Muumin Seed ayaa shaaciyay in Xukuumadu Joojisay gabi ahaanba siidhka kala duwan ee dalka dibadiisa laga keeno iyo Raashinka ay Haayaduhu dalka Dibadiisa kasoo waridaan lagu soo Beego Xiliyada Uu soo Baxo Dalaga Dalku Taasi oo Dhaawac wayn ku haysa Beeralayda Dalka; Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/udXxwLQ89A4 Related posts:Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Oo Gaadhay Dhahar Iyo Deeq Raashin Ah Oo Uu Gaadhsiiyay. DAAWO;-Dadwayne Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Qoyska Madaxwayne Biixi Oo Ay Sheegeen In Ay Ku Haystaan ... Talefeeshanka Qaranka Somaliland Oo Cunsuriyad Kula Kacay Wiil Uu Dhalay Guddoomiye Cirro Iyo Qaabka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|