|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Duur Oo Sheegay In Xukuumada Lagu Taageerayo Waxkasta Oo Danta Somaliland Ku Jirto,
September 6, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Arimaha gudaha Siyaasi Maxamed Nuur caraale duur oo xiligan kamida madaxda sar sare ee xisbiga wadani kana mid ahaa waftigii madaxwayne kuxigeenka somaliland ee socdaalka ku joogay dalka sucuudiga oo galabta dalka dib ugu soo noqday ayaa ka warbixiyay safarkan uu ku weheliyay xukuumada Siyaasi duur ayaa sheegay in ay muhiim tahay in loo midoobo waxkasta oo danta somaliland ku jirto iyo siyaasada arimaha dibada Dhanka kale siyaasi duur ayaa xusay in safarkan uu ahaa madaxwayne kuxigeenka ku weheliyay mid somaliland guul wayn usoo hoyay. Halkan ka daawo muuqalka warkan; https://youtu.be/_I5DVK_qk90
Related posts:Maamulka Gobolka Sanaag oo Ceerigaabo Ka Dhagax Dhigay Xafiiska Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolo... HOT NEWS;Xukuumada Oo falkii ka Dhacay Deegaanka lughaya Ee lagu Tuhunsanaa Beesha Madaxwayne Kuxige... "Waar Dad Soomaliya Ayaanu Nahay, Dad Muslim Ah Ayaanu Nahay, Ibnu Aadan Ayaanu Nahay"............. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|