|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Qalbi Dhagax oo Hargeysa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey
September 25, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah jabhada ONLF isla markaana dhawaan ka soo baxay xabsiga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax waxaa garoonka diyaarada Hargeysa si diiran ugu soo dhaweeyay Siyaasiyiin, Aqoonyahan, asxaabta qaranka, Salaadiin iyo dadweyne aad u tiro badan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/awdEBtC0WWM
Related posts:Wasiirka Biyaha Somaliland oo Shaaciyay In Sadex Qof Ay Biyo La'aan Ugu Dhinteen Magaalada Badhan Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Ka Hadlay Xukunka Coldoon,Siidaytiisiina Ku Sheegay Mid Siyaasadeed Oo ... Golaha Guurtida Oo Xukuumadda ku Cannaantay Goobaha Caafimaadka Gaarka loo leeyahay ee Dadka lagu fu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|