|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday, faah faahina Ka Bixiyay Waxyaabaha Usoo Qabsoomay Iyo kulamo Uu la Yeeshay Madaxda Dalka Sucuudiga.
September 6, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici iyo wafti la socday oo mudooyinkii udanbeeyay ku maqnaa dalka sucuudiga ayaa galabta kusoo guryo noqday caasimada Somaliland ee Hargaysa. Waftigan Madxawayne kuxigeenka Somaliland ayaa waxaa madaar kusoo dhaweeyay Masuuliyiin kala duwan oo kamida xukuumada Somaliland. Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa ka warbxiyay safarkoodii iyo waxyaabaha usoo qabsoomay intii ay ku sugnaayeen dalka boqortooyada sucuudi arabiya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/F-FggEbufrc Related posts:DAAWO;-Ergadii Dhex Dhexaadinaysay Xukuumada Iyo Xisbiyada Oo Shaaciyay In Uu Madaxwaynuhu Ka Ogolaa... Xisbiga waddani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eeday Uga Timid Xisbi Xaakimka Kulmiye Iyo Fariinta Ay Ud... Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ka Waramay Gudi Isku Xil Saartay Xal Uhelida Khilaafkii Udhexeeyay Golah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|