|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qaabka Uu Kusoo Xushay Golihiisa Wasiirada.
September 2, 2018 - Written by Editor:Jig jiga (W,N) Baarlamaanka ismaamulka somalida itoobiya ayaa maanta Ansixiyay golaha wasiirada cusub ee uu soo dhisay madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) kuwaasi oo ka koobnaa 27 xubnood iyo hanti dhawraha guud . Sidoo kale madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka uu kusoo xushay xukuumadiisa cusub iyo aqoonta ay leeyihiin Shaqsiyaadka uu magacaabay .iyo sida ay uga wada dhex muuqdaan qabaa,ilka deegaanadu. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan; https://youtu.be/G73z2lLWwrs
Related posts:Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Dhalinyaro Baraha Bulshada Ku Af-lagaadaysay Dii... DAAWO;-Siyaasi Muuse Cabdilaahi Oo Dhaliilay Shirwaynaha Kulmiye Kuna Tilmaamay Xisbigii Kacaanka Ee... Dawlada Itoobiya Oo Loogu Baaqay Inay Xayiraada Internet-ka Iyo Telefoonada Ka Qaado Gobolka Oromada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|