|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland iyo Cabdikariin Qalbi-dhagax
September 27, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Cabdikariin Sheekh Muuse “Qalbi-dhagax”. Kulankan oo saacado badan qaatay islamarkaana ay warabaahintu dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa waxaa warbaahinta la hadley Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland oo faah-faahin ka bixiyay kulankaas iyo waxyaabihii ay lagaga wada hadley. Sidoo kale Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ayaa waxaa uu isna ka hadley kulanka uu la qaatay gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/4HHw2fdchP0 Related posts:DAAWO: Xoghayaha Dawlada Hoose Hargaysa Oo Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Ku Qaaday Suldaan Kamida Salaadi... Daawo: Wasiirkii Hore Arrimaha Dibeda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar Oo Lagu Soo Dhaweeyay Maga... Gudida Ka Hortaga Covid19 Ee Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Tirada Kiisas Cusub Ee Laga Helay Xanuunka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|