|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ganacsade Cali Cumar Guuleed Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Siyaasi Ismaaciil Bubaa, Col Caarena Ku Eedeeyay Danbiile Qaran.
September 10, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Ganacsade Cali Cumar Xasan Guuleed oo kamida Ganacsada Reer somaliland Islamarkaana Kamida dadka aad ugu dhow dhow marxaladaha ay hadba marayso siyaasada somaliland ayaa markii uhoraysay si kulul uga jawaabay hadalo dhawaan kasoo yeedhay siyaasi ismaaciil hore Bubaa, Sidoo kale ganacsade cali ayaa col caare ku tilaamay danbiile qaran oo ku kacay ficil qaran dumis ah, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/VQbit-IwGc4 Related posts:“Laba Xisbi Hadii Ay Go’aansadaan Inay Ka Tashadaan Boqolkiiba Konton Shacabka, Waddanina Daawade Ka... Shirkada Gaafane Company Oo Ku Guulaysatay Abaalmarinta Ganacsadihii Ugu Wanaagsanaa Cashuur Bixinta... Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Shaaciyay In Ay Dabagal Ku Samaynayaa Mashaariicda Ka Socda Dalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|