|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aqoonyahan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Xaalada ka Taagan Gobolada Bari Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya.
September 23, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Aqoonyahan Cabdiraxmaan Goray Xasan oo ka mida Bulshada ku dhaqan Caasimada hargaysa ayaa dhaliilo isbarkan usoo jeediyay xukuumada madaxwayne muuse biixi oo uu ku eedeeyay in ay ka gaabisay xal u helida tabashada gobolada bari Sidoo Kale Aqoonyahan Cabdiraxmaan Ayaa madaxwayne muuse biixi ku dhaliilay dhaqan galinta uu ku sameeyay xeerka kufsiga oo la sheegay in ay ku jiraan qodobo diinta islaamka aan waafaqsanayn Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/vg0aYzwYdQg Related posts:MAXAY HIIRTAANYO QABAN: Waa Hees uu Sammeeyey Abwaanka Da’da yar ee Mujaahid Cabdi Muxumed Yuusuf (C... Halkan Akhri; Maanso Baroor Diiq Ah Oo Abwaan Xasan Dhuxul Ka Tiriyay Geerida Xaaji Cabdi Waraabe. Abwaan Weedhsame Oo Shaaciyay In Uu Soo Bandhigi Doono Maansada Cusub Ee “ADDOONKII AB-TIRSIINTA” Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|