|
|||||
WAJAALE NEWS
Boobe Yuusuf Ducaale oo Si Adag Uga Hadley Khilaafka Goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida
September 5, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa waxa uu si adag uga hadley Khilaafka ka dhex aloonsan golaha Wakiilada iyo golaha Guurtida Somaliland. Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxaa kale oo uu sheegay in ay ayaan daro ay tahay in golaha Wakiiladu uu wiigii soo saaro afar xeer oo uu Madaxweynuhuna saxeexo,Islamarkaana aanay labada gole hadal haynin qabsoomida doorashooyinka soo socda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/IPzRAWiwg90
Related posts:DAAWO: Faadumo Siciid Oo Eedo Culus U Soo Jeedisay Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Kulan La Yeeshay Haayadaha Ay Wada Shaqeeyaan. DAAWO;-Sheekh Bulshada Ufaah Faahiyay Qaabka Ugu Haboon Ee Ay Salaada Ciida Ugu Tukan Karaan Guryah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|