Xisbiga Waddani oo Meel Adag Iska Taagay Go,aankii Ay Soo Saareen Gudida Diwaan Gelinta Ururada Siyaasada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Meel Adag Iska Taagay Go,aankii Ay Soo Saareen Gudida Diwaan Gelinta Ururada Siyaasada Somaliland
August 20, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu meel adag iska taagay go,aan ay soo saareen gudida diwaan gelinta ururada Siyaasada Somaliland.

Sidoo kale xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in xisbigoodu uu racfaan ka qaatey go,aanka ay dhawaan guddida diwaangalinta ururada siyaasidu ka soo saartey dacwad uu u gudbiyey Xoghayihii hore ee xisbigaas Maxamed Cabdilaahi Uurcade.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS