|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid oo ka digay Kor u kac ku yimaada qiimaha Shidaalka
August 30, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa waxa uu ka digay qaaliyoow ku yimaada qiimaha Shidaalka xiliga kala guurka ah ee ee Xukuumadu la wareegayso Kaydka haamaha Shidaalka Berbera. Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid ayaa waxaa uu xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay sameeyo qorshe lagaga hortagyo kor u kac ku yimaada qiimaha Shidaalka, Isagoo sheegay in hada ay muuqanayo qaaliyoowga Shidaalku.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Taliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Xasan C/laahi(jidhif) Oo Dhambaal Tacsi ah u D... Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Shan Sannadood Oo Xadhig Ah Ku Ridday Ciyaartoy Muddo Sannad Ah Xidhn... DAAWO:Marwada Madaxwaynaha Aamina Weris Iyo Wefdi Ay Hogaaminayso Oo Maanta Deeq Gaadhsiiyay Degmad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|