|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Jabuuti oo Ka Hadley Ictiraafka Somaliland
August 19, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cawaale Yaasiin oo ah guddoomiyaha gudida arrimaha dibada ee baarlamaanka Jabuuti oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka hadley xidhiidhka dalalka Somaliland iyo Jabuuti iyo doorka xukuumada Jabuuti ay ka qaadan karto qadiyada ictiraaf raadinta Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/n2ccJprhnDU Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|