|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Ka Hadlay Qaraxii Ka Dhacay Buuhoodle, Fariina U Diray Mamulka Puntland
August 4, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada Hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” ayaa waxa uu si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Garoowe iyo Masuuliyiin kale oo ay sheegeen in ay Somaliland ka danbaysay qaraxii ka dhacay Buuhoodle.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|