Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Xilkii U Kala Wareejiyay Agaasimaha Cusub iyo Agaasimii Hore | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Xilkii U Kala Wareejiyay Agaasimaha Cusub iyo Agaasimii Hore
August 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa waxa uu maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Ganacsiga iyo Agaasimihii hore.

Munaasibadan xil wareejinta oo ka qabsoontay xarunta Wasaarada Ganacsiga ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirada Wasaaradaha Gaashaandhiga, Biyaha, Xildhibaano, Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada iyo Shaqaale waynaha Wasaarada Ganacsiga.

 

xil1 xil2 xil3 xil4 xil5 xil6 xil7

 

 

 

WARIYE: XAMSE JIRDE

WAJAALENEWS.NET

HARGEYSA OFFICE

COMMENTS
LINKS