Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Ka Hadlay Sarkaal Ka Goostay Ciidanka Qaranka oo Jabhad Ka Abaabulaya Gobolka Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Ka Hadlay Sarkaal Ka Goostay Ciidanka Qaranka oo Jabhad Ka Abaabulaya Gobolka Sanaag
August 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa waxa uu ka hadlay sarkaal ka goostay Ciidamada Qaranka oo lagu magacaabo Caare oo jabhad ka abaabulayay gobolka Sanaag iyo halka uu ku sugan yahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS