Wasiirka Deegaanaka Somaliland oo Ka Warantay Shir Caalami Ah oo Somaliland Ka Qayb Galayso | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Deegaanaka Somaliland oo Ka Warantay Shir Caalami Ah oo Somaliland Ka Qayb Galayso
August 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta deegaanka Somaliland Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa waxa ay faah-faahisay nuxurka shirwayne caalami ah oo lagaga doodayo isbedelka cimilada addunka oo ka dhacaya dalka Mareykanka oo ay Somaliland ka qayb galayso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS